Hayada development Organisasjon (HDO) ayaa maantay oo tariikhdu tahay 10.12.2017 ku wareejisay lacag ay soo direen Jaliyada ku kala nool magaalooyinka Qaahira xafada City October iyo magaalada Stavanger wadanka Norway
Lacagtaas oo ay ugu talo galeen in lagu caawiyo dadkii ku waxyeeloobay qaraxi Zoope 14.10.2017
Lacagtaas oo ay ugu talo galeen in lagu caawiyo dadkii ku waxyeeloobay qaraxi Zoope 14.10.2017
- Category
- STAVANGER
Commenting disabled.